Magacaygu waa Morgan Harper: Waxaad igu doorataan arrimahan soo socda

Waxaan COD u noqonayaa Soomaalida iyo inta kale ee aan codka ku lahayn Aqalka Hoose (U.S. Congress).

Hooyadeey waa Qaxooti!

Ninkaygu waa Turki!

Waxaan u dagaalami doonaa in Soomaalidu hesho shaqooyin fiican, qaasatan da’da yar ee soo koraysa.

Waxaan kaloo u dagaalami doonaa si aan xaafadaheena nabad ugu helno, waxaan sugi doonaa ammaankiina!